Quantcast
Channel: Somali RBC Radio » Bashiir Yuusuf
Viewing all articles
Browse latest Browse all 82

Tacsi: Maryan Xuseen Islaan

$
0
0

tacsiCaafiyo Islaan Faarax iyo Caruurteeda
Sahra Islaan Faarax Isalaan Aadan
Cumar Xuseen Islaan iyo Caruurtiisa
Faadumo Maxamed Warsame Islaan iyo Caruurteeda
Xaawo Xusseen Islaan iyo Caruurteeda
Dhamaan Ilma Faarah Muuse
Ilma Yuusuf Axmad
Iyo Dhamaan Reer Islaan meelkasta oo ay joogaan waxa si khaas ah tacsi uGu dirayaan Qoyskii iyo ilmihii Maryan Xuseen Islaan oo maanta (September 27,2015) ku geeriyootay magaallada Gaalkacyo, ee gobolka Mudug , ee dalka Soomaaliya, waxayna marxuumada Alle uga baryayaan denbi dhaaf iyo naxariistiisii Janno. Aammiin.

Use Facebook to Comment on this Post

FacebookTwitterGoogle+Share


Viewing all articles
Browse latest Browse all 82

Trending Articles