Jawaari ma ogyahay inuu Xil-DHibaan yahay?…ha la xasuusiyo! W/Q Axmed-yaasiin...
Jawaari ma ogyahay inuu Xil-DHibaan yahay?…ha la xasuusiyo! Axmed-yaasiin Max’ed Sooyaan alle_yaqaan99@yahoo.co.uk Sabteembar 27 2015 Max’ed Cusmaan Jawaari waxa qasbaya weynin badanaa, mar kasta oo...
View ArticleFiqi Bashir Fiqi Xirsi Cadulle Cusmaan oo baaq nabadeed kasoo saaray Colaada...
Baaq Nabadeed Waxaa murugo, caloolxumo iyo tiiraanyood leh in dagaal iyo colaad sokeeye kasoo cusboonaato Hawdka u dhexeeya Sool, Nugaal iyo Killinka 5aad ee degaanka Soomaalida Etoobia. Waxaa naxdin...
View ArticleUtanga Studio oo ku baaqday in si deg degt ah loo sii daayo Fanaaniinta...
Madaxa Utanga Studio Mudane Xaaji ayaa baaq u diray madaxda Soomaaliland kadib markii la xiray Fanaaniinta Xiddigaha Geeska Africa. Mudane Xaaji oo Raxanreeb Online lasoo xiriiray waxa uu yiri....
View ArticleTacsi: Maryan Xuseen Islaan
Caafiyo Islaan Faarax iyo Caruurteeda Sahra Islaan Faarax Isalaan Aadan Cumar Xuseen Islaan iyo Caruurtiisa Faadumo Maxamed Warsame Islaan iyo Caruurteeda Xaawo Xusseen Islaan iyo Caruurteeda Dhamaan...
View ArticleIslaamka & Wadaniyada. W/Q Mahdi Muse
Waayaha Dacwada (Islaamka & Wadaniyadda) Mahdi Muse mahdimuse@hotmail.com Sabteembar 30 2015 Faafinta Islaamka ee dhulka Soomaaliya waa mid la koowsatay billowgii dacwada Rasuulka (NNKH) ee...
View ArticleMaxaa keenay in Ciidmmada Puntland ay ka cawdaan mushaar la’aan iyadoo uu...
Maxaa keenay in Ciidmmada Puntland ay ka cawdaan mushaar la’aan iyadoo uu Gaas kor u qaaday Canshuuraha! Mursal Geeldoon Geeldooniya@gmail.com Oktoobar 01 2015 Waxaa si aad ah isu soo taraya wararka...
View ArticleIsimada iyo waxgaradka Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Seattle oo baaq...
Waxgaradka goobta isugu yimid waxay xuseen inay nasiib darro tahay in caqliga iyo maskaxda laga xigsado qori, iyagoo sheegay inay beelaha soomaaliyeed guud ahaan iyo gaar ahaan kuwa deegaanada dirirtu...
View ArticleSilsiladii: Qaranimo. W/C Bilaal Axmed Wali
Silsiladii: qaranimo Gabaygii:qabyaalad aminta:8/6/2015 Waxaa Curiye: Bilaal Axmed Wali 1.nageeyoow qa’di gabay baryahan qaad ismalahayne 2.quruxdeeda maansada ninyahow waan ka quusamaye 3.kolkii ay...
View ArticleGOORMAA XALKU DHOW YAHAY W/Q SAID ABDI HIRSI
GOORMAA XALKU DHOW YAHAY SAID ABDI HIRSI saidhirsi39@gmail.com Oktoobar 06 2015 Qoraalkeyga waxaan ku bilaabayaa hadal gaaban oo uu jeediyey af-hayeenka baarlamanka Mareykanka, si aan is bar bardhig...
View ArticleSoomaaliya mar kale dhiig waa loogu Wan-qali! ( Qaybtii Iaad). W/Q...
Soomaaliya mar kale dhiig waa loogu Wan-qali! ( Qaybtii Iaad) Axmed-yaasiin Max’ed Sooyaan alle_yaqaan99@yahoo.co.uk May 12 2014 {SHumucii ay SYL shiday ilayskiisii wali waa baxayaa! Soomaaliduna...
View ArticleSoomaaliya mar kale dhiig waa loogu Wan-qali! (Qaybtii II-aad)
Soomaaliya mar kale dhiig waa loogu Wan-qali! ( Qaybtii II-aad) Axmed-yaasiin Max’ed Sooyaan. alle_yaqaan99@yahoo.co.uk Maajo 13 2014 {AMISOM waa koofiyad Cagaarnaayeen, hadana iyagoo koofiyad buluug...
View ArticleShirkadda Isgaarsiinta SOMTEL Puntland oo macaamiisheeda ka horistaagtay in...
Minneapolis (RBC Radio) Shirkadda SOMTEL Puntland ayaa sababo aan la sheegin uga hor joogsatay War-Baahinta SHabakadda Raxan-Reeb Online, SOMTEL oo dhowaan bilowday inay ka shaqayso gobollada Puntland...
View ArticleSoomaaliya mar kale dhiig waa loogu Wan-qali! ( Qaybtii III-aad) W/Q...
Soomaaliya mar kale dhiig waa loogu Wan-qali! ( Qaybtii III-aad) Axmed-yaasiin Max’ed Sooyaan alle_yaqaan99@yahoo.co.uk Maajo 14 2014 { argagixiso!! Ma moodaa in eryganuu yahay midka dunida reer...
View ArticleJawaari iyo Xasan: Tun-jileecay Xil-DHibaannada ku arkeen faro badanaa!… W/Q...
Jawaari iyo Xasan: Tun-jileecay Xil-DHibaannada ku arkeen faro badanaa!….. Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan alle_yaqaan99@yahoo.co.uk Oktoobar 11 2015 Waxaa yaab ah!! Oo wax aan la qaadan karin ah xagal...
View ArticleQabyaaladi qiil male!! W/Q Cabdinuur Faarax Maxamuud
Qabyaaladi qiil male!! Cabdinuur Faarax Maxamuud Email-abdinuur02@gmail.com Ama guuleed72@hotmail.com Oktooobar 13 2015 Cabdinuur Faarax Maxamuud Sallamulahi caleykum Da,yarta Soomaali,iyo qof kastoo...
View ArticleSoomaaliya mar kale dhiig waa loogu Wan-qali! ( Qaybtii IV-aad). W/Q...
Soomaaliya mar kale dhiig waa loogu Wan-qali! ( Qaybtii IV-aad) Axmed-yaasiin Max’ed Sooyaan Axmed-yaasiin Max’ed Sooyaan. Maajo 15 2014 Malaha waxa dalkeena lagu samayniyo waxay tijaabo u yihiin hir...
View ArticleAfhayeenka Xukuumada Cabdisalaan Axmed Caato Oo Ka Warbixiyay Shirka Golaha...
Use Facebook to Comment on this Post Share
View ArticleSoomaaliya mar kale dhiig waa loogu Wan-qali! ( Qaybtii V-aad) W/Q...
Soomaaliya mar kale dhiig waa loogu Wan-qali! ( Qaybtii V-aad) Axmed-yaasiin Max’ed Sooyaan alle_yaqaan99@yahoo.co.uk Maajo 16 2014 {Amisom iyo annaga maxaan ku} dhamaysan doonaa?! Dowladaha waaweyn ee...
View ArticleGaalkacyo iyo Gaas. W/Q Asad Farah Mohamed (Heelo)
Gaalkacyo iyo Gaas Asad Farah Mohamed (Heelo) heelo111@hotmail.com Oktoobar 22 2015 Asad Farah Mohamed (Heelo) Magalada gaalkacyo waxay dhacdaa badhtamaha somaliya waxayna kalabadhaa guud ahaan dalka...
View ArticleSoomaaliya mar kale dhiig waa loogu Wan-qali! ( Qaybtii VI-aad). W/Q...
Soomaaliya mar kale dhiig waa loogu Wan-qali! ( Qaybtii VI-aad) Axmed-yaasiin Max’ed Sooyaan alle_yaqaan99@yahoo.co.uk Maajo 17 2014 {Qarammada Midoobay, dowlad kasta waa ka xubin, Soomaaliyana dadka...
View Article