INNALILAAHI WA INNAA ILEEYHI RAAJICUUN: Waxan tacsi tiiraanyo leh loo dirayaa dhamaan Qoyskii iyo eeladii ay ka geeriyootay Allaha u Naxariistee Sahra Cabdi Muuse oo ku geeriyootay Magaalada London ee dalka Ingiriiska.
Use Facebook to Comment on this Post
![Facebook]()
Share