Quantcast
Channel: Somali RBC Radio » Bashiir Yuusuf
Browsing all 82 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faahfaahin: Warar ka soo kordhay Booqashadii Madaxweynaha Puntland C/Wali...

Booqashadii madaxweynaha Puntland mudane Cabdiweli Maxamed Caligas uu ku tegay degmada Goldogob oo ka tirsan Gobolka Mudug barqanimaddii maanta illaa caawa fiidkii waxaa socdey shirar isdaba jooga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi: Cabdulle Jaamac Dhuubac

INNALILAAHI WA INNAA ILEEYHI RAAJICUUN: Waxan tacsi tiiraanyo leh loo dirayaa dhamaan Qoyskii iyo eeladii uu ka geeriyooday Allaha u Naxariistee Cabdulle jaamac dhuubac oo ku geeriyooday Magaalada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Diida Dan Soomaali Ma Ahan. W/Q SH Xassan Jaamici

DIIDA DAN SOOMAALI MA AHAN Sh. Hassan A. Mohamud (Jaamici) xasanjaamici@gmail.com> Sabteembar 7 2015 Qoraalkan kooban waxaan si kooban uga faaloonayaa shirkii shalay Sept. 6, 2015 ay Soomaalida...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi: Sahra Cabdi Muuse

INNALILAAHI WA INNAA ILEEYHI RAAJICUUN: Waxan tacsi tiiraanyo leh loo dirayaa dhamaan Qoyskii iyo eeladii ay ka geeriyootay Allaha u Naxariistee Sahra Cabdi Muuse oo ku geeriyootay Magaalada London ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daahir Ciiro oo ku baaqay inaan la qaadan lacagta been-abuurka ah ee Puntland...

Garowe (Puntland,Sept.09,2015): Siyaasiga Daahir Cabdulqaadir Muuse (Daahir-Ciiro) ayaa manta ku baaqay in dad-weynaha Puntland ay diidaan oo aysan qaadan lacag been abuur ah oo sida la sheegay ay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waa Maxay Sifaha uu Gen Gabra ku joogo Soomaaliya ??? Abdallah Moallim Mahamud

Waa Maxay Sifaha uu Gen Gabra ku joogo Soomaaliya ??? Abdallah Moallim Mahamud Moallem10@hotmail.com Sabteembar 10 2015 Abdallah Moallim Mahamud Gen Gabra ,waa magac aanan ku cusbeyn Soomaalida oo dhan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Halganka Nolosha. W/Q Ibrahim Abdulkadir Osman

HALGANKA NOLOSHA Ibrahim Abdulkadir Osman IOsman@gmail.com Sabteembar 10 2015 kastoo dunidan jooga waxa uu soo qaatay xilli uu ahaa magac-laawe oo aan waxba qabsan karin, ku dulnool noole kale....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo: Afhayeenka Xukuumadda Mudane C/Salaam Axmad Caato oo sheegaya...

Muqdisho, September 10, 2015—-Golaha Wasiirad ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Wasiirka Cadaalada Mudane...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baaq tageero raadina oo loo diraayo Jaaliyaddaha Puntland ee Caalamka kala joga”

Safiyo Ashkir Cali Seed, oo gacanta ku haysa xarunta Agoonta ee deeggaanka Cagaaran ee Gobolka Mudug ayaa baaq u dirtay qurba jogta Puntland inay ka qeyb qataan dhamaystirka Collge-ka agoonta ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Machad Cusub oo Laga Furay Galdogob (Sawirro)

Xaflad lagu daahfurayay machad Prof. Hassan Mohamed Al.faatih Ayaa ka dhacday dagmada Galdogob markay taariikhdu ahayd (9/10/2015) oo waafaqsan (11/27/1436) Waxyaabaha machadkaan uu soo kordhiyaya...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Horumarka iyo halbeegyada lagu cabiro. W/Q Cabdikariin balowbalow (caynte)

Horumarka iyo halbeegyada lagu cabiro Cabdikariin balowbalow (caynte) cabdicaynte@gmail.com Sept 16 2015 Cabdikariim Balowbalow Caynte Inbadan waxaa dhagaheena ku dhaca erayga “horumar” ama wadamada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mara Habaabinta Himilada Beelaha Tanade yaa Masuuliyadooda qaadi doona?

(Galdogob Sbteembar 21 2015) Waxaa magaalada Galdogob ka bilowday shirar ay si khaas ah usoo abaabuleen dad lagu sheegay in ay yihiin odayaal dhaqameedyo. Shirarka ay kooxdaas ka wado halkaas ayaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirka Muqdisho iyo Madaxda Soomaalida. W/Q Cabdinuur Faarax Maxamuud

Shirka Muqdisho iyo Madaxda Soomaalida Cabdinuur Faarax Maxamuud abdinuur02@gmail. Sbateembar 21 2015 Cabdinuur Faarax Maxamuud Maalinta 20, sebtembar 2015, caasimadda soomaaliya waxaa ka furmay shir...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hogaamiyaasha Jiilka cusub. W/Q Mahdi Muse

Hogaamiyaasha Jiilka cusub Mahdi Muse mahdimuse@hotmail.com Sabteembar 21 2015 Hoggaamiyaha soomaaliya inta uu u helo fursad uu dad & dal wax ugu qabto, waxaa ka badan inta uu wajahayo dhiillo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Saameynta Hoos udhaca dhaqaalaha china uu ku leeyahay kobaca dhaqaalaha...

Saameynta Hoos udhaca dhaqaalaha china uu ku leeyahay kobaca dhaqaalaha aduunka MURSAL MOHAMUD OSMAN catoosh170@hotmail.com Sabteembar 22 2015 Kadib dhaqaalaha gaabinaya ee wadanka china shaki la’aan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qaylo-dhaan: U Gurmo Dhibbane Maxamed Jeylaani. W/Q Cabdullaahi Janno

Qaylo-dhaan: U Gurmo Dhibbane Maxamed Jeylaani Cabdullaahi Janno claahijanno@gmail.com Sabteembar 23 2015 Waa kuma Maxamed Jeylaani? Waa 10 jir deggan Xamar. Gaari ayaa lugta ka jiiray saddex sano ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Seddex sano ka dib DF ma garan doontaa waajibaadkeeda. W/Q Axmed-yaasiin...

Seddex sano ka dib DF ma garan doontaa waajibaadkeeda Axmed-yaasiin Max’ed Sooyaan alle_yaqaan99@yahoo.co.uk Sabteembar 24 2015   Maashaa Allaah! Idankii Alle bay ku ahaatay shalay xujaydii Carrafo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MINA/ SACUUDI CARABIYA: DHIMASHO 717 XUJAAJ & DHAAWAC GAARAYA 863

Thursday, September 24, 2015 Mina/Saudi Arabia:-Subaxnimadii Maanta 09:00 am, oo ahayd Maalmaha lagu Magacaabo Maalmaha Tashriiqa ee Koowaad isla Markaana Ahayd Ciidul-Adxaa Al-Mubaarak ka dib markii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DAAWO VIDEO: Beero ku gubtay Degmada Iskushuban ee gobolka Bari

Use Facebook to Comment on this Post Share

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ma runbaa in ay tin ka soo goysay madax libaax si ninkeedu u jeclaado? W/Q...

Ma runbaa in ay tin ka soo goysay madax libaax si ninkeedu u jeclaado? Sh. Axmed Cabdisamad alwaqaar@hotmail.com Sabteembar 27 2015 Baahiyaha aadanaha waxaa ka mid ah in uu wax jeclaado, lana jeclaado....

View Article
Browsing all 82 articles
Browse latest View live